HIIL

Hiddaha iyo Dhaqanka

Cunto Soomaali

Sawirro

Ku saabsan

Cunto Soomaaliga waxaa ka mid ah cuntada hiddaha iyo dhaqanka, casuumadaha, cuntada maalin kasta la isticmaalo iyo dhammaan raashiinka dadka Soomaalidu isticmaalaan sida hilibka, sukhaarka, bariiska, baastada, canjeerada, iwm.