HIIL

Taariikhda

Boqortooyadii Cadal

Sawirro

Ku saabsan

Cadal waxay ahayd boqortooyo Soomaaliyeed oo qarnigii 15aad ilaa 16aad ka talinaysay Geeska Afrika, siiba dhulka maanta loo yaqaan Soomaaliya, Jabuuti, Eriteeriya iyo qaybo badan oo ka mid ah Itoobiya. Waana Boqortooyadii uu hoggaaminayay abaanduulihii caanka ahaa Imaam Axmed Gurey(AUN). Make Somalia Great Again!