Raadi oo ka bogo kaydkeenna
Beeraha moosku ka baxo ee Baladwayne, Hiiraan.
Hirshabelle, Soomaaliya
Maxaa lagu xasuustaa Madaxwayne Siyaad oo u dhaxal umadda Soomaliyeed kaga tagay innagoo ka eegaynna dhinaca togan. Muuqaalka daawo.
Gayiga Soomaalida
Afkaaga noolee
Afka Hooyo
SYL oo ahaa urur dhalinyaro oo ujeedkiisu ahaa in dalka laga sifeeyo guumeystaha gabi ahaanba. 13 dhalinyaro ayaa aasaastay 15 May, 1943.
Halgan iyo Daljacayl
Waxaa gabayga Guba markaan ku soo biiray Salaan Carrabey oo Habar Jeclo ah.
Salaan Carrabey
Mar kale iyo haddan Cali Dhuux Aadan.
Cali Dhuux
Waa Cali Dhuux oo haddana mar kale soo laabtay.
Waxaa haddana ku soo biraay silsiladda Darwiishkii waynaa Ismaaciil Mire.
Ismaaciil Mire
Waxaa haddana ku soo biraay silsiladda nin la oran jiray Ismaaciil Cigaal Bullaale oo Habar Yoonis ah.
Ismaaciil Cigaal Bullaale
Waxaa haddana ku soo biraay silsiladda nin la oran jiray Cilmi Carab oo Dhulbahante ah.
Cilmi Carab Cabdi
Waxaa mar kale ku soo noqday Cali Dhuux oo ahaa ninkii markii horeba bilaabay silsiladda Guba.
Haddana waxaa silsiladdii Guba soo galay Buraale Cali oo Ogaadeen ah.
Buraale Cali
Adkaysiga iyo kartida hooyooyinka Soomaaliyeed wax lala simo ma lahan.
DUNIDA
Sidaan ayay u haasaawi jireen Soomaalidii hore, ragga iyo dumarkana ixtiraam wayn ayay issu hayeen.
Waa muqaal la duubay 1976 oo muujinaya quruxda iyo dadaalka shicbiga Soomaaliyeed.
Soomaaliya