Logo
LogoHiilDhaxal.
GurigaNagu SaabsanContactRug BandhigQormoTaageer Mashruucaan
LogoHiilDhaxal
GurigaNagu SaabsanContactRug BandhigQormoTaageer Mashruucaan
logoHiilDhaxal

Waxaannu ku faanaynaa Soomaalinimada, haddaa nahay
jiilka maanta iyo kuwa berri.

Trustpilot
/images/Footer/facebook.svg
/images/Footer/insta.svg
/images/Footer/twitter.svg

+254729111768

[email protected]

Bogga

  • Ku saabsan
  • Taariikhda
  • Dhaqanka
  • Farshaxanka
  • Cuntada

Xiriir

  • Nala soo xiriir
  • Tabarucaad
  • Iskaashi
  • Warbaahinta
  • FAQ

Wax-kale

  • Maktabadda
  • Muuqaalada
  • Dhacdooyinka
  • Waxbarashada

@2025 - HiilDhaxal: Iska-U-Samee Mashruuc ❤️ Mohamed Shacab

Privacy policy

Terms & conditions

Aan ilaalinno
dhaxalkeenna.

Soomaalidii hore waxay nooga tageen taariikh quruxsan. Waxaan
fursad u haysannaa inaan mid ka qurux badan uga tagno jiilalka dambe.

nothing

Guudmar

Si kooban u eeg
waxyaabahaan aruurinay.

/images/Features/hiddo.svg

Hiddiyo Dhaqan

Waxay muujinaysaa sida ay u noolyihiin Soomaalida: miyi iyo magaalo.

Sii Ogow

/images/Features/khyr.svg

Kheyraadka

Waxay soo bandhigaysaa nimcada teedsan bad iyo barri ee geyiga Soomaalida.

Sii Ogow

/images/Features/suugaanta.svg

Suugaanta

Gabayo, heeso iyo murtida kale ee Soomaalidu ku tahay hodan.

Sii Ogow

/images/Features/history.svg

Taariikhda

Xasuusin ku saabsan ilbaxnimadii Soomaalidii hore si cashar looga barto maanta.

Sii Ogow

nothing

hiildhaxal

Kaydinta Danabaysan ee Dhaxalkeenna.

Waxaanu ku howllannahay in hal meel la iskugu keeno dhammaan agabka ka turjamaya hiddaha, dhaqanka, khayraadka, taariikhda iyo suugaanta Soomaalida. Waxaan u aruurinaynna hab danabaysan si uusan u lumin ama u hallaabin. Tani oo an uga golleennahy iney kor u qaaddo fahamka Soomaalida ee dalkooda ayna kobciso dalxiiska.

HiilDhaxal waxay u hiillinaysaa jiritaanka Soomaalinimada mar kasta iyo meel kasta.

Rugteenna Bandhigga

Milicso Qurux iyo Qiimo.

Agabyo laguu soo xulay

Your browser does not support the video tag.

Beeraha Baladwayne

Beeraha moosku ka baxo ee Baladwayne, Hiiraan.

Hirshabelle, Soomaaliya

Your browser does not support the video tag.

Jaalle Maxammed Siyaad Bare

Maxaa lagu xasuustaa Madaxwayne Siyaad oo u dhaxal umadda Soomaliyeed kaga tagay innagoo ka eegaynna dhinaca togan. Muuqaalka daawo.

Gayiga Soomaalida

Property Image

Ereyo Cusub

Afkaaga noolee

Afka Hooyo

Property Image

SYL(Somali Youth League)

SYL oo ahaa urur dhalinyaro oo ujeedkiisu ahaa in dalka laga sifeeyo guumeystaha gabi ahaanba. 13 dhalinyaro ayaa aasaastay 15 May, 1943.

Halgan iyo Daljacayl

Property Image

Guba: Qaybta 13aad

Waxaa gabayga Guba markaan ku soo biiray Salaan Carrabey oo Habar Jeclo ah.

Salaan Carrabey

Property Image

Gabayga Guba: Qaybta 12aad

Mar kale iyo haddan Cali Dhuux Aadan.

Cali Dhuux

Raadi Maansooyinka(Gabay)

Murti iyo Madaddaalo

Property Image

Guba: Qaybta 13aad

Waxaa gabayga Guba markaan ku soo biiray Salaan Carrabey oo Habar Jeclo ah.

Salaan Carrabey

Property Image

Gabayga Guba: Qaybta 12aad

Mar kale iyo haddan Cali Dhuux Aadan.

Cali Dhuux

Property Image

Gabayga Guba: Qaybta 11aad

Waa Cali Dhuux oo haddana mar kale soo laabtay.

Cali Dhuux

Interior Image DesktopInterior Image Mobile

Maadan helin waxaad raadinaysay?

Ha walwalin. Aan wada xallinno.